16th April 2024  admin  Category :

Farmaajo oo ogolaaday inuu ka qayb gelayo Shuirkii Taanbuuga ee Xalane

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Cusmaan Dubbe oo ka hadlay maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in shirka uu xalay iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo uu ka dhacayo teendhada Afisiyooni ee ciidamada cirka.

Shirkan oo la qorsheeyay in la qabto 22ka bishan ayaa loogaga hadlayaa arrimaha doorashooyinka ayaa waxaa shirkan qaban qaabadiisa ku howlan Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya sida uu sheegay Wasiir Dubbe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*