18th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Xafladda Qalinjabinta Dufcada 20-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo dib loo hawl galiyay sanadkii 2014.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*