28th March 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo Gacan ku dhiigle  kula kulmi doona Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo Hogaamiyaha beelaha Isaaq Danbiile dagaal Gacan ku dhiigle  Muuse Biixi ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya.

Kulankan oo uu soo qabqanqaabiyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa haddii uu dhaco waxa uu noqonayaa kulankii ugu horeeyay ee dowlada federalka iyo beelaha Isaaq  ay yeesheen tan iyo sanadkii 2015kii iyadoo hakad uu ku yimid wadahadalada labada dhinac.

Madaxweyne Farmaajo oo booqasho ku joogay dalka Burundi ayaa caawa gaaray magaalada Jabuuti, halkaasoo uu kula kulmayo Madaxweynaha Jabuti Ismaaciil Cumar Geelle kahor inta uusan berri u ambabaxin magaalada Addis Ababa.

Hooyada Qaranka oo Qatar ku sugan

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*