29th March 2024  admin  Category :

Farmaajo oo u samaystay Beesha Hawiye Ergay u gaar ah oo u kala dab qaada labada dhinac ee Muqdisho ku wada dagaalamay

Ergayga gaarka ah ee beelaha Hawiye ee xafiiska madaxweyne Farmaajo Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor),  ayaa caawa kula kulmay magaalada Muqdisho Siyaasiyiinta Hawiye, ilaa hadda lama oga waxay ku wada hadleen.

Afar sano oo lagu raalin gelinayey reer Muqdisho sadbursi laga cunaqabateeyey Soomaali inteeda kale, gaar ahaan Sool iyo Sanaag iyo Muqdisho oo la dhisayey kuma ayna qancin siyaasiyiinta Muqdisho, maanta oo ay ogyihiin in Farmaajo dhaawac siyaasadeed yahay, ma garan karo waxay ku qancayaan oo laga wada hadalayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*