29th March 2024  admin  Category :

Guriga ku dhegan Maxkamdda sare ee Gobolka Banaadir xoog ayaa looga haysytaa beelaha Soomaaliyeed ee looga xogga badan yahay Koonfurta Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo labo mar ayuu magcaabay Gudoomiyaha gobolka Banaadir, labaddii goorba arintan ayuu sii xoojiyey oo waxa uu magcaabay Gudoomiyaha gobolka Banaadir siyaasiyiin ka soo jeeda beelaha Dulmiga ku haya beelaha Banaadiriga , horayna Soomaalidii kale uga barkiciyey caasimadda Soomaaliya oo in badan oo reer Mudisho ahi ay hadda ku nool yihiin guryahoodii, qaarkoodna inta la dilay ay ku dhex aasan yihiin gurtahoodii oo qar ka mid ah reer Muqdisho ay la degan yihiin Maydkii ay horay u dileen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*