16th April 2024  admin  Category :

Dowladda Puntland oo Markale Ku Celisey Inaysan Wadahadal Ku Gelidoonin Dhulkeeda.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee gobolka Sool, hadalo ka soo yeeray Soomaaliland iyo isdhexgalka bulshada Puntland iyo Soomaaliland.

https://youtu.be/v4wKKCRAibQ

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*