29th March 2024  admin  Category :

Dowladda Puntland oo beenisay in alshabaab ay la wareegeen Afurur

Taliye ku xigeenka ciidamada Puntland ee deegaanka Af Urur Cigaal Cabdi Warsame oo isagu beeneeyey in ciidamadoodu ay ka baxeen deegaankaasi, kadib markii saaka ay soo bexeen warar sheegaya in Alshabaab halkaasi ay gacanta ku dhigeen.

Taliyaha oo Waraysi siiyey Radio Garoowe ayaa sidoo kale ka hadlay qorshayaasha uga degsan ciidamada Puntland dagaalka ay kula jiraan ururka Al-shabaab, waxaana uu baaq u diray shacabka iyo dowladda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*