28th March 2024  admin  Category :

Madaxwayne Deni “Haddii la leeyahay doorasho hal qof iyo hal cod baa la qabanayaa 4.5-ka Jabtarkeedu waa inuu xirmaa

Madaxwayne Deni oo ka hadlay doorashada Soomaaliya ee 2021 “Haddii la leeyahay doorasho hal qof iyo hal cod baa la qabanayaa 4.5-ka Jabtarkeedu waa inuu xirmaa, haddii la leeyahay ma xirmi karo hadde annagu dad Soomaali ka duwan manihin oo xaal-mastuurka waa ogolnahay. Ha la isu yimaado oo bal hala wada hadlo marka, xaggee la aadayaa waaye? Waddo kale oo saddexaad aniga iima muuqato!”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*