Dooni mayno Dabadhilif dib u socod ah

Wakiilka Ina Cumar Jees iyo Odayaasha Beelaha Hawiye oo maalinta berito shir jaraaid wada qaban doona . Sida ilo lagu kalsoon yahay ay caawa magaalada Muqdisho ka sheegeen, maalinta berito ah, waxa Shir jaraa’id wada qaban doona Cabdirashiid Xidig¬†¬† oo sheegta inuu wakiil ka yahay Ina Cumar Jees iyo Odayaasha Hawiye oo diidan dawladda Soomaaliya. … Continue reading Dooni mayno Dabadhilif dib u socod ah