28th March 2024  admin  Category :

Shaqsiyaad ka yimid Hargeeysa oo ka qeeyb gallay dood lagu qabtay Jabuuti ayaa la yimid sheekadii ay aaminsanaayeen ee aheed ineey goosteen, goosashadoodana ay tahay muqadas. Beesha Isaaq ayaa ah mid wax ka tabaneeysa dawladdii Kacaanka, sababtaa darteedna ay ku dhawaaqeen ineey goostaan. hadaba goosashada beesha Isaaq maxaa ka quseeya beelaha Ciise, Wasangeli, Dhulbahante, iyo Gadibiirse? Beesha Isaaq doodeeda ma tahay wax ka iibsameesa ummada kalle ee aan diyaarka u aheen ineey goostaan?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*