16th April 2024  admin  Category :

Saleebaan Cali koore, oo maalin dhowayd loogu  dharbaaxay  hadal uu ka yidhi magaalada Laascaanood, ayaa u gudbay   degaanada Gambadhe iyo Dalyare oo uu halkaa waxa uu  ka  sheegay in uu  la wareegay ceelal biyood iyo Biyo xireeno,   hadda wixii ka dambeeyana  ay maamuli doonto wasaarada biyaha Somaliland

Marabigan  ayaa sheegay in dhaamamka deegaanka Dal-yare iyo Gambadhe  loogu talagalay magaalada laascaanood in laga waraabiyo oo aysan lahayn cid gaar ah wu wuxuuna badalay shaqaalihii horey u joogay goobo dhawr ah oo qaarkood uu xidhxidhay

Arintaasi waxaa ka carooday  qaar kamid ah odayaasha beesh aJaamac Siyaad

https://youtu.be/9qjU5IY7-_4

 

https://youtu.be/luMT9riUzXE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*