Dhinac u Xaglinta VOA iyo BBC

Idaacadaha BBC iyo VOA ee afka Soomaaliga ayaa doorashada ay qabsadeen beesha Isaaq waqti badan gelliyey, waxa ay wareesanayeen wariyayaal, siyaasiyiinta beeshaas iyo shaqsiyaad ku suggan dhulka ay beeshaasi degto. Hadaba, labadan idaacadood ayaan dhex-dhexaad ka noqon sida ay wax u dhaceen, waxa ayna u dhaqmayeen kuwo u sameenayey xayeeysiis ku saabsan doorashada beeshaas ay … Continue reading Dhinac u Xaglinta VOA iyo BBC