18th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Hirshabeele oo ka xumaaday in xaaskiisa loo dooran waayey Aqalka sare ayaa hadda ku guulaystay Xildhibaan Aqalka hoose

Xaaska Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku guuleysatay inay  noqoto xildhibaan ka tirsan aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya kadib gacan ay ka heyay Saygeeda.

Doorasho  ka dhacday magaalada Jowhar ayaa kursiga ka mida kuraasta Beesha Gaaljecel waxaa ku tartamay xaaska madaxweynaha Hirshabeelle Maryan Axmed Haaruun iyo Zamzam Ibraahim Xuseen, waxaana 38 cod ku guuleystay Maryan Axmed Haaruun.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*