25th January 2021  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta dhiirigelin ugu tegay Xulka Kubadda Cagta Puntland oo diyaar garow ugu jira Koobka Kubadda Cagta ee Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Gobolka Banaadir kaasi oo la madlanyahay inuu dhowaan ka furmo Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*