29th March 2024  admin  Category :

Dgaalkii ku  dhex maray degaaanka Benyaleey ee gobolka Hiiraan  beelaha Cayr iyo  Xawada ee ka wada mid ah beelaha  beesha  Hawiye  , ayaa sida la baahiyey   waxa heshiis ka gaaray maamulka gobolada dhexe iyo Dawladda federaalka Soomaaliya. Ma jiro maamul goboleed la yiraahdo gobolada dhexe  oo sharciyeesan oo ka mid ah maamu goboleedka Soomaaliya. Dawladda federaalku waxay sheegeen inay isku dhafayaan ciidaan federaal ah iyociidamo ka tirsan maamulka gobola dhexe. Taasinu waxay kuu cadaynaysaa in markii horena ciidamada federaalku Soomaaliya ay wada ahaayeen Ciidan  ka soo wada jeeda labadan beelood oo ku dagaalamay gobolka Hiiraan

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*