18th August 2019  admin  Category :

Deegaano ka mid ah Soomaaliya oo aan laga soomin

Waxaa maanta laga soomay  Dunida Muslimka oo dhan , maanta oo ay tahay 1-da Bisha shacbaan dhanka kale deegano ka mid ah Soomaaliya ayaa maanta aan laga soomin, waxaana ka mid ah maamulka Galmudug gaar ahaan degmadiisa  Dhuusamareeb iyo Gobolka  Shabeellada Dhexe, iyagoo sheegay inan bisha laga arag goboladaas .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*