10th December 2019  admin  Category :

Dawladda uu hoggaamiyo Maxamed Ca/llaahi Farmaajo ayaa ka abuurtay jahwareer iyo is qabqabsi maamulkii awal dhisnaa ee Galmudug, waxeeyna ku soo kordhisay gobolka dhibaato aan horey uga jirin.

Hadaba, waxaa soo baxaya cabashooyin ku aadan odayaal been abuur ah oo dawladda ay soo urursatay, iyadoo laga tegay odayaashii saxda ahaa. Odayaasha been abuurka ah danta laga leeyahay ayaa ah, ineey soo xullaan xildhibaano u codeeya shaqsiga ay dawladda wadato, maamulkana uu u noqdo mid Farmaajo iyo kooxdiisa hoos tagga sida midka Koonfur Galbeed. Hadaba, Farmaajo ayaa dalka ku soo kordhiyey fawdo iyo jahwareer aan horey dalka uga jirin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*