Dagaal ooge wasiirka amniga loo magcaabay

Dagaal ooge kale oo Puntland dagaal ka riday ayaa wasiir  loo magcaabay. Allah u naxariistee intii dhimatay Cabdulaahi Yuusuf, Cade Muuse iyo Faroole, oo ka soo wada jeeday beesha Maxamuud saleebaan dagaalo  ay ka rideen Puntland oo ay dad ku dinteen ayeey xilka madaxweynaa  ku qabteen Cabdisamad  Galan, oo ka soo jeeda beesha Cali Saleeban, … Continue reading Dagaal ooge wasiirka amniga loo magcaabay