10th December 2019  admin  Category :

Ina Xaaji Nuur oo Ceerigaabaddii la wada lahaa bililiqaystay. Ingidii, Boostadii, Cisbitaalkii, Beertii Xoriyadda iyo Ceelkii Afweyne ayuu inuu sii bililiqaystay guryona kaga iibsaday Turkiga.

Muqdisho kama dhicin bililiqaysi intaa leg. Marka beeli isu aragto inay dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya ay iyagu ku guulaysteen ma shaki baa kaaga jira inay hantiddii la wada lahaa ay bililiqaysanayaan oo Shidan iyo Waqdariyana soo haweesanayaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*