28th March 2024  admin  Category :

Dadqalatooyinka oo laga saaray Godad ay ku dhuumaalaysan jireen oo ay hilibka ku cuni jireen

Ciiddanka badda puntland qaybtooda la dagaalanka argagixisada iyo xagjirka ee fadhigoodu yahay buuraha Calmadow ayaa waxay fuliyeen hawlgalo lagu ugaarsanayo argagixisada Alshabaab ee ku dhuumaalaysta buurahaas, ciiddanku wuxuu tegey saldhigyo cadawgu ku lahaaa Habar Humbulo iyo Ceel unkud, waxayna halkaas ka soo ururiyeen agab ciidan oo isugu jira tuute, qalabka wax lagu karsado, iyo soolaro, firxadkii cadawguna wuxuu kusii durkay dhinaca buuraha.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*