28th March 2024  admin  Category :

Baaqii Mahad Salaad ee ahaa in la mucaarado dawladdda  ayaa si fiican looga soo dhoweeyey gobolka Galguduud

Kulan ay beesha Ceyr ee Habar gidir  ku yeelatay gobolka  Galgaduud ayaa waxaa ay shaaca ka qaadeen ineysan raali ka aheyn xukunkii ay maxkamadda ciidamada ku riday askarigii dilay Wasiir Cabaas Cabdullahi Siraaji.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*