28th March 2024  admin  Category :

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa u magacaabay wiil uu dhalay Duqii hore ee Muqdisho Eng. Yariisow Xilka Xoghayaha 1aad ee Ergada Soomaalida u fadhisa Qaramada Midoobey ee New York.

Madaxdwenaha Soomaaliya Maxamed Farmaaji oo culays ka haysto mucaaradnimada siyaasiyiinta Abgaal ,oo gaar u sheegta Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa hadda Cunugan ka mid ah Caruurtooda u magcaaabay xilkan Xoghayaha 1aad ee Ergada Somalia ee New York, aan la garan karin in uu wax ka bedeli doono mucaaradnimadoodii

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*