28th March 2024  admin  Category :

Waa Warbixin soo koobeysa cimiladda cajiibka ah ee deeggaanka Caanobadan oo ka tirsan Calmadow, Sanaag. Dadka degaankan ku nool waa reer guuraa, laakiin wax ay u hoydaan daaro sida dadka magaaloyinka deggan oo kale. Ciyaaro dhaqameedyo cajiib ah oo laga ciyaaro gobolka Sanaag ayaa qayb ka ah warbixinta | Caanobadan waxa ay 37 KM dhanka waqooyi Bari kaga beegantahay Badhan, waana halka casha inteeda MADOW ay ka bilaabato 

Hoos ka daawo Maxamed Xasan Dhalo oo arintan ka waramaya

Image may contain: sky, plant, tree, mountain, grass, outdoor and nature
Image may contain: plant, sky, tree, outdoor and nature
Image may contain: sky, plant, cloud, outdoor and nature

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*