19th November 2018  admin  Category :

Maamulada dadka degaa ay u badan yihiin beesha Daarood  ee geeska Afrika, ayaa Gurmad soo gaarsiiyey Masaakiintii beeshaas ka soo jeeday oo ay Barakiciyeen Maleeshiyaad gacan saar la leh maamulka SNM

 

 

 

Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo dawlaha hoose ee DPL ayaa hay’adda World Vision kala wareegtay agab loogu talagalay in la gaarsiiyo dadkii ku barakacay colaada Koofurta Gobolka Sool, kuwaas oo isugu jira agabka hoyga laga dhigto iyo kuwa maacuunta ah

Slået op af Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV i Torsdag den 8. november 2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*