26th April 2024  admin  Category :

Riwaayaddii caanka ahayd ee Shumeey markii ugu horaysay ee la soo bandhigay Muqdisho ayaa lagu dhigay, ka dibna gobolada Soomaaliya ayaa loo gudbiyry. Riwaayaddii ku xigtay ee caanka noqotay ee Farmaajo iyo Khayre u dhigayaan umadda Soomaaliyeed sadex sano iyada Muqdisho ayaa lagu dhigayaa welina waa ka socotaa, lamana gayn gobolada

Maalmo ka hor, madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa umadda Soomaaliyeed u sheegay in la gabo-gabeeyey howlihii la xiriiray ururinta xogta iyo diyaarinta diiwaanka Ciidanka.

“Layaab waxaa igu noqotay, markii aan tagay Wasaaradda Gaashaandhigga in aysan Ciidanku lahayn gal-xogeed (File) xitaa Saraakiishii iyo Taliyeyaashii, taas ayaa noqotay tallaabadii ugu muhiimsanayd ee aan ku saxayno hannaanka dib u dhiska Ciidanka Soomaaliyeed.”

One thought on “Ciidanka iyo Biixi yaa mudan in loo tago?

  1. raage

    kaaga sii darane xaruntii wasaarada gaashaandhiga waxa habeen hore hoobiye kuso tuurey Argagixisada halka kunsheertada nabad iyo nolol xamar oon wada xor ahayn lagu daawanayo.

    Reply

Leave a Reply to raage Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*