29th March 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta SNMta ayaa billaabay been abuur si loo marin habaabiyo dareenka shacabka. Muuqaalka hoose waxaa lagu soo bandhigay dhawr nin oo aad arkeeyso ineey yihiin kuwo qaxwaha maalintaas la siiyey si muuqaalkan looga duubo.

Si kastaba ha ahaatee, dagaalka Tukaraq ka socda ma ahan mid ciidan isku sheegay ineey soo goosteen iyo mid kalle loogu joojinayo, ninkii soo raaca qooleeysatada dhul boobka u socotana waa lala shabinayaa.

NIMAN DADKII DHINTAY QABUURAYAASHA KA SOO FAGANAYA SI ICTIRAAF AY UGU RAADIYAAN, MIYEEY U DAAHAYAA INEEY SOO BANDHIGAAN CIIDAN BEEN ABUUR AH KUWAAS OO LAGA DHIGAYO INEEY KA SOO GOOSTEEN PUNTLAND.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*