23rd October 2018  admin  Category :

Waxaa si xooli ah u socda ciidanka iyo calafka soo gaaraya jiida dagaalka ee Tukaraq. Gooni-goosatada ayaa welli diidan in dadka dhulkooda ay ugga baxaan, balse xabada ayaa noqon doonta midda gooni-goosatada caqliga iyo miyirka u soo cellisa.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*