28th March 2024  admin  Category :

wasiirka arimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dabancad ayaa sheegay inay Caasimadda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ay gacanta ku digi doonaa

One thought on “Ceerigaabo iyo Puntland

  1. Jirac

    Wasiir looma baahna war la’iska sheego MAAMULKA DENI WAXA KALI AH EE AAN OGA FADHINAA WAXAA WEEYE FULINTA MASHRUUCA DIB U DHISKA DEKEDA LASQOREY IYADA IYO TAN EYL IN ISKU MAR LA BILAABO SHIRKADA CCECC EE CHINESE KA AH SIIYA MASHRUUCAN WAXBA INDHAHA HA KA QABSINA CHINESE MILITARY BASE KA AY RABAAN BAL HORTA MARKA U HOREYSA DEKEDA BILAABA WAXA KALE DHIB MALEH BEESHA SNM WAA NAQAAN SAAN ULA DEAL GAREYNEE DEKEDA BILAABA. Waa fahamsanahay xaaladaha iskor saaran ee is huwan lakiin dalka anakaa leh “OUR INTEREST COMES FIRST” waa xaqiiqa in DP world ayyan waxba ka qaban dekeda bossaso waa xaqiiqa inaad China ?? u aaday dhismaha dekeda EYL iyo LASQOREY iyo jidadka lakiin maamulka waa inuu fahamsanyahay inuu ka gudbi karo caqabahaas oo dhan ha ku fekerina iniinan sameyn karin RAISUL wasaaraha Djibouti ?? wuu balan qaaday intii awoodiisa ah inuu galiyo howshaas adinkaa la idinka rabaa inaad xaniinyihiina fuushaan dib u dhiska iyo dayactirka dekeha EYL iyo laasqorey. Waxba haka cabsanina American ?? haday dhisayaan iyaku ha idiin yimaadaan than there’s no Chinese base in LASQOREY we just need to get it done remodeling of these two fishing ports ASAP. Waxa kale oo dhan waa hadalo maalaa yacni ah looma baahna u fuliya mashruucan sidaas loo qorsheeyey GEEDI WADA MAALINBA MEEL BAA LA JOOGAA MAANTA ADINKAA MAJARAHA U HAYA DENI ADMINISTRATION IN PUNTLAND. Waa mahadsantahiin BISMILLAHI RAHMANI RAHIM.

    Reply

Leave a Reply to Jirac Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*