24th March 2019  admin  Category :

Ceebta Bosaso iyo Musuqmaasuqa Adeeggii Bulshada ee isku tashiga

Musuqmaasuqa iyo ceebta wadada halbowlaha ee magaalada Bosaaso.Haddaba sidee ayaa loo maamulay mashruuca dayactirka wadada halbowlaha ee Bosaso?Miyaa la musuqmaasuqay?!Ceeldaahir iyo Cerigaabo waa guddi madaxwaynihii hore Puntland Cabdiwali Gaas uu u magacaabay dhismaha wadada Ceeldaahir iyo Cerigaabo oo weli shaqadiisu socoto, waxaana uu iminka uu guddigaasi gacanta ku hayaa dhismaha wadada hal bowlaha ah ee Bosaso, goorma ayuu guddigaasi uu isku badalay shirkad ganacsi? Su'aalahaasi iyo kuwa kalle ku dhagayso warbixintaan uu diyaariyay Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Slået op af Radio Daljir i Lørdag den 23. februar 2019

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*