Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th March 2024  admin  

Danjirihii Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo salaada janaasadda lagula dukaday Muqdisho+Sawirro Wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa garoonka Aadan cade ee Magaalada Muqdisho salaadda jinaasadda kula tukaday  allah ha naxariistee maydka safiirkii jaamacadda carabta ufadhiyey Soomaaliya danjire Xaamud samraan Alkuwait oo ku geeriyooday Muqdisho. Allha ha naxariistee Meydka Safiirka ayaa loo qaaday dalka uu udhashay […]

29th March 2024  admin  

Maamulka Galmudug oo cashar xun ka bartay Hargaysa Wararka ka imaanaya degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi maanta uu ka dhacay banaan bax balaaran oo looga soo horjeeday maamulka Galmudug gaar ahaan Wasaarada Qorsheynta maamulkaasi. Dadka deegaanka ayaa isugu soo baxay banaan bax ay uga soo horjeedaan mashaariic Degmooyinka Galmudug laga fulinayo […]

29th March 2024  admin  

Sawirkani waa jidka u dhaxeeya magaalada Badhan iyo Hadaaftimo ee gobolka Sanaag. Inta badan Soomaalidu aabayaashii ay ka soo farcameen Waa halka ay ka soo jeedaan . Waa halka uu ku aasan yahay Sheekh Daarood. Bulshada Puntland ayaa hadda is waydiinaysa goorta dawladda Puntland ay jidkan u madoobaynayso ama Daamur u saaryaan si ay ugu […]

29th March 2024  admin  

13 Sano oo Isaaq Ku Fidaayay Deegaanka Dhulbahante Maxaa Qarsoona Oo Hada Soo Baxay, Saddex iyo toban sano oo Somaliland ku fidaysay degaamada Dhulbahante waxa ay dabbaqayeen heshiis hoosaadyadii ay isku dhaarsadeen burburkii ka dib. Heshiis hoosaadyadaas oo nuxurkooda guud yahay gumaynta iyo garbaduubka dadka ku nool mandiqadan. Sida siyaaasaddooda ka muuqata maanta markii ay […]

29th March 2024  admin  

Masuuliyiin ka tirsan Golayaasha Dawladda Puntland ayaa gaaray degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn waxayna gaarsiiyeen gobolka agabyo caafimaad

29th March 2024  admin  

Dameer ay maamulka SNM isticmaali jireen oo dad ku cunay Wajaale. Dameeruhu inta badan ma cuni jirin dadka , hase ahaatee lama yaqaan waxa ay ku quudin jireen Dameerkan maamulka SNM