Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th March 2024  admin  

Ridwaan Xirsi Maxamed Afhayeenka Midawga Musharxiiinka ayaa Goor dhawayd Garoowe shir jaraa’id ku qabtay.

28th March 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan La Qaatay Musharax Daahir Geelle Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Xisbiga Dan Qaran ahna Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle. Kulanka u dhexeeyay Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Musharax Daahir Geelle ayaa waxaa looga hadlay qabsoomidda doorasho daahfuran oo si nabdoon […]

28th March 2024  admin  

Waa maxay sababta loo fasaxay shaqaalaha Puntland Sanad gurada madaxweynaha sida hogaamiyaasha Keligood taliyaasha. Dastuurka Puntland meelna kagama qorna in shaqaalaha la fasaxo maalinta ku beegan sanad guurada la doortay Madaxweynaha, oo ay inta badan u dabaal degaan hogaamiyaasha kaligood taliyaasha. Sababta loo fasaxay shaqaalaha puntland maanta ayaan waxaan ku ogaanay in habeenkii xalay ahayd […]

28th March 2024  admin  

Beelaha Hawiye iyo Raxaweyn ee Koonfurta Soomaaliya oo sheegay inay doorasho qabsanayaan halka beesha ee Waqqoyiga Soomaaliyana iyaguna ay wadaan ololaha doorasho ay qabsadaan Raysal wasaaraha dawlada soomaaliya ,oo ay dhinacyada ka taagan yihiin sadex Masuul oo ay isku beel yihiin oo kala ah Guudwaalle oo aan Tagi karin Baladweyne iyo Cumar Finish, oo Xamar […]

28th March 2024  admin  

Runtaan Idiin sheegayaaye Horgalihii iyo Marabbidii Isaaq oo aad sheegi jirteen ayaan ahay, meeshaciddi nagama jeclayn. Gudoomiyaha Barlamaanka Maamul Beeleedka SNM Baashe Maxamed Cade ayaa Ka hadlay Fadeexad Hargaysa uu ku joogay isagoo intaas raaciyay in uusan Cidna ku matali jirin kursiga SNM ku fadhiissiay, Baashe oo Soo Gaadhay laascaanood Maanta ayaa yidhi”” “15ka Sano […]

28th March 2024  admin  

Gudoomiyaha Gudiiga Mashruuca, Shiikh Maxamuud Xaaji Yusuf, oo ay weheliyaan Xubnaha Gudiga ayaa Baaq u diray Bulsho weynta Soomaaliyeed ay kaga qeyb qaadanayaan dhamaystirka Laami Saarida Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo.