Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th March 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wasiirrada hay’adaha dhaqaalahah dalka iyo mas’uuliyiinta Amniga dekadda ayaa ka dhageystay warbixin ku saabsan horumarrada dekadda iyo wada shaqeynta hay’daha kala duwan ee ka howl gala dekadda oo ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan dalka. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kula dardaarmay hay’adahan in ay xoojiyaan wada shaqeynta dhexdooda […]

29th March 2024  admin  

Guddiga KMG ah ee Dooorashooyinka Puntland oo ku dhawaaqay in doorashada ay ku soo idlaatay jawi nabdoon Guddoomiyaha Guddiga KGM ah ee Doorashoyinka Puntland Guuleed Saalax Bare oo warbaahinta la hadlay ayaa ku dhawaaqay in doorashadii ku soo dhammaatay si habsami leh  xusayna inay jiraan dad goobaha qaar weli ku jira safafka cod bixinta saaka […]

29th March 2024  admin  

Qaramada Midoobay Oo Soo Dhaweysay Doorashada Ka Dhacday Puntland Qardho, 25 Oktoobar 2021 –Wakiillo ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta booqday Qardho si ay u muujiyaan siday u garab taagan yihiin dadka reer Puntland iyadoo muwaadiniintu ka qaybgaleen geeddi socodka doorashada ‘hal qof iyo hal cod’ ee saddex degmo oo ka tirsan Dowladaha Xubinta ka […]

29th March 2024  admin  

Saka waxaa looga dareeray Doorashayooinka qof iyo codka ah Qaar kamid degaanada Puntland

29th March 2024  admin  

Dawlada Federaalka ah ee Ethiopia ayaa maanta magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland soo gaarsiiyey 50kun oo geed oo kamid ah Shan-malyan oo Geed oo dawlada Ethiopia ugu deeqday Puntland si loo cagaariyo magaalooyinka sarena loogu qaado quruxda iyo qabowga magaalooyinka Puntland. Munaasabad lagula kala wareegayey dhirtaan ayaa ka dhacday Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed […]

29th March 2024  admin  

Macallin/Bare sare Cabdi Ismaciil Cusmaan Hoori Waa Kuma ?(Qaybta 1aad.) Cabdi Ismaciil Wuxuu sannadkii 1941 kii ku dhashay Deg. Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, Waxayna Qoyskiisu kasoo jeedaan dad aqoon iyo ilbaxnimo fac weyn leh Oo ka Tirsan qabiilka Jibriil Siciid / Warsangeli oo dega deegaanada Laasqoray, Waqderiya, Jiidali Iyo Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag. Macaalinka Aabihii […]