Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2017  admin  

Beelaha gobolka Bari degaanka maanta  laga siiynayo ,  Puntland ka hor xagee deganaan jireen oo ka soo guureen? Go’ aamadii kasoo baxay Shirkii Degmada Carmo ka socday ee xalka loogu raadinayay colaadii dhowaantan ka dhacday deegaanka Duur-idaad ee Gobolka Bari ee u dhaxeeyey beelaha Majeerteen iyo Dishiishe Go”aamada Shirkan kasoo baxay ayaa waxa ugu muhiimsan in […]

20th September 2017  admin  

Gobolka Bari oo lacag been abuur ah lagu qabtay iyo gobolka Sanaag oo lacag been abuur ah loo soo wado. Ciidamada Booliska ee ka howlgala Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay fuustooyin ay ka buuxeen lacago been abuur ah oo maalmahan dhibaato ku haya suqyada degaannada Puntland, kuwaas oo laga keenay […]

20th September 2017  admin  

Maleeshiyaadka aadka u hubaysan  ee  Mahad Salaad oo dhowaan  dhoola tus ku  sameeyey magaalada Muqdisho , waxay qaar badan oo ka mid ah Bulshada Soomaaliyeed soo xasuusiyeen Jabahaddii USC ee aadka u hubaysnayd  markii ay soo galeen xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho ee gobolka banaadir 1991, oo ay bilaabeen xasuuqii Isir sooca ahaa Ciidankii […]

20th September 2017  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 September 2017 ku daah-furay magaalada Boosaaso mashruuca caafimaadka aasaasiga ah ee gobolada Bari iyo Gardafuu Puntland. Daah-furka Mashruucani ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo madaxda kale ee Wasaaraddaasi, masuuliyiin ka tirsan golaha xukuumadda Puntland, masuuliyiin ka tirsan Madaxtooyada Puntland, Xubno […]

20th September 2017  admin  

BAAQ DHISMAHA ku saabsan Masaajidka MaroodiJeex

20th September 2017  admin  

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيم BAAQ KU SAABSAN KA QAYB GALKA DHISMAHA MASAAJIDKA MAROODIJEEX/ CAYN CAYN Asalamu Aleykum Waxaa dadka Muxsiniinta Soomaaliyeed ee Xasanaadka jecel oo dhan la ogeysiinayaa iney innagala qayb qaataan dhismaha Masaajidka Degmadda Cusub ee Maroodijeex/Cayn oo ah degaan cusub oo laga hirgeliyey Gobolka Cayn oo Beesha Khaalid hirgelisey. Masaajidku halkaas ayuu marayaa. […]