Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th April 2024  admin  

Warqad ka soo baxday xafiiska Ingiriisa ee Hargeysa, kuna socotay Wasiirka Difaaca Somaliland ayaa loogu sheegay maamulka Somaliland in dhaqaale xumo soo wajahay dawladda Ingiriiska darteed la joojiyey caawimadii ciidamada ayna ku egtahay 31 bishaan Maarso 2023.Warqadda ayaa sidoo kale lagu caddeeyey in bannaanbaxyadii Laascaanood ay ciidamada Somaliland muujiyeen in aysan ahayn kuwo daahfuran oo […]

18th April 2024  admin  

Fadeexaddii Batroolka Sababay Dilalka Sool, Wefdigi Ethiopia & Garaadad

18th April 2024  admin  

Hospitallada maalintii hoobiye ayeey la dhici jireen, Habeenkiina korontada ayeey ka jari jireen.

18th April 2024  admin  

Xildhibaan Sanyare”Hadii la ansixin waaye sharciga argagixisada dalka waa isaga tagaya!”

18th April 2024  admin  

Mudaharaad Brussels oo lagu taagerayo SSC-KHAATUMO & Madaxweyne Xasan Shiikh oo aad loogu dhaleeceeyey!

18th April 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Doxa kaga qeyb-galaya Shirka Qaramada Midoobay ee dalalka soo koraya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shirka ay hoggaaminayso Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa inta ay ka qeyb galayaan Madasha 5-aad ee […]