Category Archives: Uncategorized

29th March 2024  admin  

Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

29th March 2024  admin  

Senator Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku tilmaamay wax ka bedelida dastuurka in aysan ahayn dib u eegis balse tahay dastuur cusub oo la qorayo. “Nidaamkeenu waa Baarlamaani, laakiin waxa uu Xassan Shiikh wado dib u eegis maaha ee waa dib u qoris iyo Dastuur cusub” Faroole.

29th March 2024  admin  

Caabduwaaq oo lagu qisaasay ninkii dilay weriye Cabdikariin Axmed Bulxan Magaalada Caabudwaaq waxaa maanta dil toogasho ah lagu fuliyey Cabdixakiin Axmed Cigaal oo ahaa ninkii dilka u gaystay weriye Cabdikariiin Axmed Bulxan 13kii bishan. Dilka Cabdixakiin ayaa ahaa qisaastii weriyaha, ayadoo xukunkaasna ay 26kii bishan gaartay maxkamadda gobolka Galgaduud. Toogashada oo ka dhacday fagaare ku […]

29th March 2024  admin  

Puntland oo u dul qaadan wayday dhaqanka siyaasadeed ee Muqdisho yaala. War murtiyeedhttps://t.co/WFpZgT7Pzc@UNinSomalia @UKinSomalia @US2SOMALIA pic.twitter.com/3kPqrpbax6 — Puntland State TV (@puntlandstatetv) March 25, 2024

29th March 2024  admin  

Dalka Soomaali badan riyada u ah ee saboolnimada baahsan ay soo wajahday Boqollaal kun oo Soomaali ah ayaa deggan dalkan ku yaalla Yurub, kuwo ayaaba jiilal ku faca, kuwana waxay halis u maraan sidii ay u gaari lahaayeen, kuwa kalana waxay naawilayaan rajo ah inay maalin uun tagaan. Laakiin hadda tirakoobyada cusub ayaa muujinaya in […]

29th March 2024  admin  

Kulan lagu taageerayo wasiirka wasaaradda Caafimaadka DPL Dr Siciid Jaamac qoorsheegolaha iyo guud ahaan xukuumada cusub ee Dawlada Puntland ayaa lagu qabtay degmada Xingalool ee gobolka Sanaag.

29th March 2024  admin  

DENI OO MAGACAABAY 13 AGAASIME WAAXEED Faysal Cabdullaahi Maxamed waxaa loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaarada Amniga. 2. Cabdulqaadir Cali Suleymaan waxaa loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Amniga ee Wasaarada Amniga. 3. Cabdixakiin Cabdile Guuleed waxaa loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaarada Amniga. 4. Jaamac Maxamed Yuusuf waxaa loo magacaabay Agaasimaha Waaxda […]