Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

25th October 2020  admin  

Boosaaso: Qaar ka mid ah ganacsatada Puntland ayaa ka hor yimid kala diris lagu sameeyey Rugta Ganacsiga Puntland; kala dirista, ayaa waxaa sameeyey Wasiirka Ganacsiga Puntland. Hadaba, ganacsatadu maxeey tahay sababta ay uga hor yimaadeen kala dirista uu sameeyay wasiirka? Fadlan hoos ka daawo.

25th October 2020  admin  

Allah ha u naxariistee waxa caawa magaalada Hargaysa ku geeriyooday Xaaji Ducaali Xaaji Cilmi Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Xaaji DucaaleXaaji Cilmi , oo ka mid ahaa Odayaasha Gobolka Sanaag. Marxuum  Xaaji DucaaleXaaji Cilmi   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii […]

25th October 2020  admin  

Madaxweyne Farmaajo, arinta qura uu runta ka sheegay waa inaanu aminsanayn 4.5. Bishii tobnaad, 18keedii 2010, madaxweyne Farmaajo oo markaa ahaa Raisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inaanu aaminsanayn 4.5ka ay beelaha Soomaaliyeed wax ku qaybsadaan. Maanta uu madaxweyne Farmaajo Soomaaliya uu ka yahay madaxweyne , yahayna ninka ugu sareeya beesha Daarood marka ay timaado wax […]

25th October 2020  admin  

Ciidamo ka mid ah kuwa Puntland, gaar ahaana kuwa booliiska, oo gaaraya 405 askari ayaa tababar looga furay xerada xorgoble ee ku taal magaalada Qardho. Tababarkan ciidanka la siinayo, ayaa kor u qaadi doona tayada ciidanka booliiska. Shirkadaha ka shaqeeysta daabacaadaha ee Puntland, ayaa lagu soo rogay caanshuuro dheeri ah sida ay sheegeen ganacsatada. Ganacsatada, […]

25th October 2020  admin  

Nashqadaynta ay Hartiga Ceerigaabo u baahan yihiin oo ayna Isaaqa Ceerigaabo degani ayna u baahnayn waa bililiqo iyo koox isu arkay inay ku guulaysteen dagaalkii beelaha ee gobolka Sanaag. Nimakan Cagfta gelinaya qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Ceerigaabo oo yna Beeshoodu deganayn iyaga oo lagu ilaalinayo Karayasha waa kuwa iibsaday Dhismayaashii Isticmaarku ka tegay […]

25th October 2020  admin  

“Kooxda Madaxweyne Farmaajo waa go’an tahay dhiiragelinta gacan ku dhiiglayaasha http://allsanaag.com/alshabaab-la-ogaa-oo-xil-loo-dhiibay/