Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

1st October 2020  admin  

Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada DPL ayaa maanta gobolada kaladuwan ee Puntland u kala dirtay Kooxo, Qalab iyo Gaadiid loogu talagalay Xakamaynta iyo Caabinta Ayaxa kuwaas oo gaari doona dhamaan gobolada Puntland si Ayaxa loogala dagaalamo in uusan saamayn ku yeelan Dhuldaaqsimeedka iyo Beeraha Puntland. Siihayaha Wasiirka Deegaanka ahna Wasiiru-dawlaha wasaaradda Mudane, Cabdirashiid Cali […]

1st October 2020  admin  

Farriinta Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ee ku aaddan xil wareejintii loo diiday Raysalwasaarihii hore ee Dalka.

1st October 2020  admin  

Mareykanka iyo Soomaaliya oo Kala Saxiixday Heshiiska Deyn Cafin Hal Bilyan oo Doolar

1st October 2020  admin  

Odayaasha iyo waxgaradka Dagmada Taleex Aya SooDhaweeyay Wado Laamiha oo aya Dawoladda Puntland Ka Hirgalinayiso Dagmada Taleex ee Gobalka Sool

1st October 2020  admin  

Puntland oo shaacisay xogta cimilada iyo saadaasha gobolladeeda; todobaadkan

1st October 2020  admin  

RW Rooble “Waxaan Soo Magacaabi Doonaa Khabiir La-Dagaalamaya Kufsiga” Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Jamhuuriyadda F. Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta si rasmi ah xilka ugula wareegay munaasabad ka qabsoontay Xafiiska R/Wasaaraha, kadib markii 23-kii bishan ay codka kalsoonida siiyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka. Sii hayihii xilka Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guleed ayaa ka warbixiyey shaqooyinkii […]