Category Archives: khudbado

29th November 2020  admin  

Wararkii u danbeeyey, Roobab Dabaylo wata oo khasaare ka gaystay bariga Puntland

29th November 2020  admin  

Wasaaradda Arrimaha Gudaha puntLAND waxa ay ku wargalinaysa dadwaynaha reer Puntland ee inay ka digtoonaadaan roobabka dabaylaha wata ee ka da’aya Gobalada Bari iyo Karkaar Roobabka ayaa wata dabaylo xoogan waxa bulshada uga digayna inay ka fogaadaan meelaha godan, togaga iyo xeebaha meelaha qaar ayaa waxa go’an isgaarsiinta sida magalaada Xaafuun iyo deegaanada hoos yimaada.

29th November 2020  admin  

Siyaasiyiinta Hawiye ee madaxweynaha wada doonaya ayaa DFS iyo 5-ta maamul-goboleedba ugu baaqay in wax ka beddel ku sameeyeen Guddiyada Doorashada.

29th November 2020  admin  

Abaanduulaha Ciidammada difaaca dowladda Puntland Gen. Siciid Maxamed Khaalid (Gorayacawl) ayaa 400 Askari oo kamid ah Ciidanka Daraawiish-ta Puntland tababar uga furay dugsiga tababarada Ciidanka ee Jenaraal Giriin ee Degmada Badhan.

29th November 2020  admin  

Xasan Culusoow ” Aniga Abiy ahmed inta uu diyaarad i saartay dal kale ima geeynin, oo ima hor fariisin gacan ku dhiigle Muuse Biixi”

29th November 2020  admin  

Fahad Yaasiin, wuxuu ka shaqeynayaa dummin siyaasadeed” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weerar afka ku qaaday Taliyaha awoodda badan ee Nabadsugida Qaranka Fahad Yaasiin, isagoo ku eedeeyay inuu ka shaqeynayo dummin siyaasadeed. Xasan Sheekh oo caawa ka qeyb galayay barnaamij dood wadag su’aalo lagu weydiinayay oo ay soo qaban qaabisay Xarunta Talo […]