Category Archives: khudbado

29th November 2020  admin  

Shan arimood oo kuu cadaynaya inuu Madaxweyne Farmaajo yahay labo wajiile, waxaa kow ka ah inuu xalaaleeyey qaadka Itoobiya halka uu xaaraantinimeeyey qaadkii Kenya.

29th November 2020  admin  

Mahdi Guuleed iyo Fahad Yaasiin reerahoodu waa naga ceshan waayeen,

29th November 2020  admin  

Siyasiyiintii Isaaq o ku biiray Siyaasiyiintii Hawiye eeMuqdisho ku shirayey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku biiray shirka Musharaxiinta Madaxweynaha uga socda magaalada Muqdisho. Shirka Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa galay maalintii saddexaad, waxaana la filayaa inuu daba dheeraado oo berri la soo afjaro, lagana soo saaro war murtiyeed. Cabdi Xaashi […]

29th November 2020  admin  

Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay roobabkii duufaanta wattay ee ku dhuftay Degmadda Xaafuun, ee Gobolka Karkaar.

29th November 2020  admin  

Nin soo maray dhul badan, kana maqnaa dalka mudo 35 sanno ah, ayaa waxa uu ku soo noqday dalka Soomaaliya. Ninkan waaya araga ah ee dhulka badan soo maray, ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxa uu soo galay maqaayad ku taala magaalada. Ninkii dalabka qaadayey ayaa u yimid ninkii si dalabka uu uga qaado; […]

29th November 2020  admin  

Khadjijo Diiriye oo weli xoog ku haysata Gurigii ay bililiqaysatay, sugaysana inay caruurteedu ka dhaxlaan iyada oo ku gabanaysa magaca Dawladda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, oo markii madaxweyne Farmaajo ogaaday inay degan tahay Guri bililiqo ah u bedelay wasiirka gargaarka iyo maareynta masiibooyinka. Masiibo ka weyni ma jirto Xatooyo Agoomeed http://allsanaag.com/wasiirad-guri-dhacday/