Category Archives: khudbado

20th October 2017  admin  

Akhriso  mid ka mid ah qaswadayaasha Soomaaliya halkaa dhigay  qoraalka uu soo dhigay Baraha Bulshada. Halka Soomaali inteeda kale ay Gurmad ugu jiraan sidii ay deeq iyo dawooyin u g aaarsiin lahaayeen  Umaddii Soomaaliyeed ee dhibka loogu gaystay magaalada muqdisho XASUUQII ZOOPE SU’AALO BADAN AYAA KASOO LAABTAY!Maalin Sabti ah 14 bishaan ayay ahayd markii weerar argagixiso oo… […]

20th October 2017  admin  

Somalia bombing may have been revenge for botched US-led operation https://www.theguardian.com/world/2017/oct/17/somalia-bomber-was-ex-solider-whose-town-was-raided-by-us-forces

20th October 2017  admin  

Lacag Aruurin ayaa Caawa  Laga Sameeyay Magaalada Boosaso,taas oo loo aruuriyey  Dadkii Ku Waxyeeloobay Weerarkii Isgoyska Zoobe – Muqdisho. Halkan Hoose ka Akhriso Shirkadaha iyo Shacabka Magaalada Bosaaso Lacagtii ay Bixiyeen. Shirkadaha Dahabshil/Somtel : $ 30,000 (Sodon Kun Oo Doolar). Shaqaalaha Shirkadda Golis Waxey Ku Deeqeen : $ 10,000 (Tobon Kun Oo Doolar). Madaxweyne Gaas […]

20th October 2017  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 October 2017 kulan aan caadi ahayn la qaatay golaha wasiirada Puntland, kulankaas oo looga arrinsanayey qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho 14 october 2017 iyo sidii gurmad deg deg ah loo gaadhsiin lahaa dadkii qaraxaasi ku waxyeeloobay. .  

20th October 2017  admin  

Shacabka deggan xaafada Islii ayaa wadda dhiig ay ugu deeqayaan dadkii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho. Allsanaag.com

20th October 2017  admin  

Waxaa meela badan oo ka mid ah ka socda mudaaharaadyo looga soo horjeedo cadawga ummada Soomaaliyee ee tuugta ah Shabaab. Allsanaag.com