Category Archives: ISAQLAND

21st May 2018  admin  

Wasiir ka tirsan Somaliland loo diiday inuu Galo Badhan. http://allsbc.com/puntland-oo-iska-hortaagtay-wasiir-ka-tirsan-somaliland-inuu-galo-badhan/ Wasiir Jamaal oo si nabbad ah ku tegay degmada Badhan ee gobolka Sanaag      

21st May 2018  admin  

Wasiirkii dagaalka SNM  iyo maleeshiyaadkii uu watay oo ka cararay  magaakada  Hadaafrimo. Wasiirka dagaalka maamulka SNM Ciise Xawar, ayaa dhowaan sheegay inuu noqon doono  wasiirkii ugu  horeeyey ee ka soo jeeda maamulka SNM ee booqasho ku tegi doona  Degmada Badhan ee gobolka Sanaag. Wasiirka dagaalka  Somaliland Ciise Xawar ayaa  si dhuumasho ah ku galay Hadaaftimo […]

21st May 2018  admin  

Wasiiro Somaliland oo lagu horJoogo Hadaaftimo Maxaa Cusub !Wasiirka Gaadhanhiga Somaliland Ciise Ahmed Y.Xawar ayaa Xalay Guduudi si dhuumasho ah ku galay Hadaaftimo isaga oo la soo hadlay Suldaan Said Abdisalaam oo Hadaaftimo fadhiisin u ah. Maxaa dhacay Dabadeed! Puntland ayaa ka war heshay markii ay Tuka-raq ka soo Baxeen waxana loo diray Gaadiid Dagaal […]

21st May 2018  admin  

Labo qof oo ka soo kal jeeda Beelaha Dhulbahante iyo Majeeteen ayaa lagu kala dilay Ceeryaan iyo Borame. Ina Biixi,  oo agoon ahaa aabihiisna horay ay SNMtu ugu dishay magaalada Ceerigaabo, oo ka soo jeeday  Beesha Dhulbahante, Cali Geri, Warfaa Cali Geri, Hooyadiisna ay ka soo jeeday Xudun ayaa maanta lagu dilay Ceeryaan oo u […]

21st May 2018  admin  

Degaanada Soolka ee Degmada Buraan ee  gobolka Hayland ayaa waxa ka da’ay roobab lixaad leh Sawirada iyo muuqalka waxa qaaday Abdirzak Osman Ali Raxmada alle shubay mashalah wa deganka buraan Slået op af Abdirzak Osman Ali i 19. maj 2018 Masha'allah buran cadey nimcada rabi haynosiyaadiyo Slået op af Asmaa Bintu Abdirahman Mohamed i 19. […]

21st May 2018  admin  

” Aniga ayuu ahaa ninkii ku dhawaaqay gooni isu taaga dawladda Somaliland” Cadaalad Darada Jeegaanta Wiilashii Habaryoonis ee Dhaawaca ahaa Halka ay Jiifaan indhihiina ku Daawada iyo Xaalada ay ku Suganyihiin Kuwii Jeegaantana Dhakhtar Fiican looqaatay ……Rag Cadaalad waayay Sidi Cowsha kala Yaaca Col Caare wa in la Taageeraa Dulmiga Jeegaantana Meel Looga so Wada […]