29th March 2024  admin  Category :

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Lahadlay Shacabka Buuhoodle

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Buuhoodle & Shacabka oo ku dhawaaqay in ay garab taagan yihiin Ciidamada Difaaca dowladda Puntland ayna cudud iyo coodba ku taageerayaan xoraynta gobolka Sool.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*