20th April 2019  admin  Category :

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo ka hadlay sababtii loogu diiday Khudbaddii Garowe

2 thoughts on “Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo ka hadlay sababtii loogu diiday Khudbaddii Garowe

  1. Gabar Harti

    Abdi Raxman come on!
    Waxaa hadalkaada ka mid ah>”waxaan ilaalinayaa hantidii qaranka” kkkkk hantida qaranka miyaad bililiqeeysan rabtaa mise waad ilaalineeysaa?

    Reply
  2. Abdul

    Asc. Somalida runts isuma sheegto isumana nasteexayso. Waxay ahayd in ccc loogu sheego cod dheer in aanu somalia siyasadeeda aan meel uga bananayn sababtoo ah waxa ku shaabadaysan arintii Bada oo isago aqoon iyo eaya aragnimo lahayn loo dhiibay oo la yiri soo saxiix uuna qalibka ku duugay. Ragii u dhiibana ay weli siyasada ku jiran iyagoon loo arag rag godob galay . tan kale waxa jira hafal uu yiri oo ah gurihii xamar ee la bililaqaystay dadka haysta waa u xalaal. Hantidii dadka laga dhacana wuu u fadwooday. Marka somalay is waydiiya ninkan meel ma uga banaantahay inuu talada dalka wax ka qabto.
    .

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*