29th March 2024  admin  Category :

Buundada Hong Kong-Zhuhai: oo ay sawirradeeda idiin muuqdaan waa buundada ugu weyn oo badda dusheeda marta oo dunida laga dhiso.

Buundadan dhererkeedu yahay 55 km oo qayba ka mid ah badda hoosteeda la mariyeye waxay isku xireysaa Hongkong-Shiinaha ilaa Macaue, Furitaanka buundadana xilligi lagu waday waxay kaddib dhacday muddo labo sano ah.

Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhiso.
Qoraalka sawirka,Buundadan dhererkeedu yahay 55 km (34 mile) oo isku xireysaa Hong Kong-Zhuai-Macau waxaa ka muuqda farsamadii ugu dambeeysay ee Injinneerrada Shiinaha.
Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.
Qoraalka sawirka,Buundada oo billow ilaa dhammaad laba haad leh waxay 20 jibbaar ka dheer tahay buundada San Francisco’s Golden Gate.
Buundada San Francisco's Golden Gate
Qoraalka sawirka,Buundada waxaa loo naqshadeeyey qaab ay isaga caabbin karto dhulgariirka iyo duufaanta inta badan badaha Shiinaha ku dhufta.
Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.
Qoraalka sawirka,Maraakiibta socodkooda si ay buundadu u hakinin waxaa loo sameeyey 2 jasiiradood oo dad samee ah iyada oo ay buundadu 6.7km oo ka mid ah ay badda hoosteeda mareyso.
Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.
Qoraalka sawirka,Buundada oo sii mareysa meel ku dhow marinka diyaaradaha Hongong waxay Injineerradu si aad ah uga taxaddareen joogga Buundada ineysan aad u dheerayn si aysan duullimaadka diyaaradaha u hakin.
Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.
Qoraalka sawirka,Dhismaha Buundadan oo la billaabay 2009-ka dhismaheedu waxaa ku kacay miisaaniyad ka badan $20 bilyan oo doolar.
Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.
Qoraalka sawirka,Furitaanka rasmiga ee Buundada oo lagu waday 2016-ka marar badanna dib u dhac uu ku yimid, bishan in la furo ayuu qorshuhu ahaa balse weli waxaan ka ahayn sannadkan in la furayo lama sheegin xilliga rasmiga ah.
Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.
Qoraalka sawirka,Miisaniyadda faraha badan ee dhismaha Buundada ku baxday waxaa u dheer waa buundadi shaqaalihi ugu badnaa ay ku dhintaan inta uu dhismaheedu socday.
Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.
Qoraalka sawirka,Buundadu waxay xiriirinaysaa saddex qaybood oo kala go’naa oo kala aha Macau, Hong Kong iyo dhulwaynaha Shiinaha.
Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.
Qoraalka sawirka,Basaska iyo gawaarida kale ee ganacsiga oo rakaab sida ayaa buundada adeegsan doona, Balse takaasida caadiga ah iyo gawaarida gaarka loo leeyahay kuwa kooban oo fasax u haysta mooyee buunddaa ma isticmaali karaan.
Waa sawir muujinaya xafiiska laanta socdaalka Hong Kong oo aan weli shaqa galin.
Qoraalka sawirka,Safarka buundada ee lagu marayo Hong Kong iyo Mainland inta u dhaxeysa waxaa qofka laga rabaa inuu sii maro laba xafiis oo kuwa socdaalka ah oo buundada dusheda xafiisyo ku leh inuu sii maro.
Qayb ka mid ah meelaha ay buundadu badda hoosta ka mareyso.
Qoraalka sawirka,Maxaa buundadan loo dhisay? Waxaa loo dhisay in safarka qaadan jiray ugu yaraan afar saacadood loo soo gaabiyo ugu badnaan 30 daqiiqo.
Muuqaalka Buundada habeenki sidan ayuu u ogyahay.
Qoraalka sawirka,Qaar ka mid ah shacabka Hong Kong ayaa waxay sheegayaan inaan buundadan oo baahnayn balse ujeeddada Shiinaha uu u dhisay ay tahay inuu xiriiriyo Hong Kong iyo Mainland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*