28th March 2024  admin  Category :

Magaalada Yubbe waxaa ka dhacay kullan lagu taageerayo dhismaha wadada Ceel daahir iyo Ceerigaabo. Hadaba, kulankaas ayeey bulshada deeggaankaas ka sheegeen ineey diyaar u yihiin ineey bixiyaan qoondadii lagu soo qoray.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*