26th March 2024  admin  Category :

Bulshada degmada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa ku wareejiyey xoolo nool kuwaas oo loogu talagalay ciidamada difaaca ee Puntland. Bulshooyinka ku nool Puntland oo dhan ayaa looga baahan yahay in ay garab istaagaan ciidanka difaaca si looga mirro dhaliyo dagaalka lagula jiro Soomaali diidka iyo gooni goosatada.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*