28th March 2024  admin  Category :

Boqolal Askari oo ka soo goostay Soomaliya Diidka ayaa lagu soo dhoweyey gobolka Sanaag.

Maamulka gobolka Sanaag, kan degmada Badhan iyo saraakiisha ciidamada difaaca Puntland ayaa magaaladda Ceelbuh ee gobolka Sanaag ku soodhaweeyay guutadii 93-aad ee ciidamada maamulka Soomaaliland kuwaasi oo ku soo biiray ciidamada Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*