22nd February 2019 admin Category :
Buundada Midigar oo halbawle u ah isu socodka dalka iyo xarunta ganacasiga Boosaaso waxay Go’day 11 Nov 2013, waxay ahayd xili Puntland lagu jiro loolan doorasho, Madaxweyne Gaas wuxuu balanqaaday dhismaha buundada. Guushii Madaxweyne Gaas iyo ku dhawaaqiddii halku dhigga ISKUTASHI, waxaa la hirgeliyey dhismaha buundada oo ay ku baxday $1 million oo dollar.

Buundada Midigar oo halbawle u ah isu socodka dalka iyo xarunta ganacasiga Boosaaso waxay Go'day 11 Nov 2013, waxay ahayd xili Puntland lagu jiro loolan doorasho, Madaxweyne Gaas wuxuu balanqaaday dhismaha buundada. Guushii Madaxweyne Gaas iyo ku dhawaaqiddii halku dhigga ISKUTASHI, waxaa la hirgeliyey dhismaha buundada oo ay ku baxday $1 million oo dollar.Puntland iyo shacabkeeda oo wadajira ayaa ku guulaystay dhismaha buundada, waxaana ka shaqaynaayey khuburo ku xeeldheer dhismaha buundooyinka iyo gudi uu magacaabay Madaxweyne Gaas.Abdi-Aziz Geelle / Dabaraani Media Inc
Slået op af Dabaraani Media Inc i Onsdag den 5. december 2018