28th March 2024  admin  Category :

Gaari Duulaya oo dabaqa labaad oo xafiis Dhakhtarka ilkukhu ku yaalo  soo taabtay.

Subaxdii axada magaalada  Santa Ana, California ee dalka Maraykanka,  ayaa nin la sheegay inuu iska soo badiyey maandoorayaal gaarigii uu wadat isaga oo duulaya wuxuu galay  daar dabaqeeda  labaad ee u lu yaalay xafiis  Dhakhtarka Ilkuhu.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*