28th March 2024  admin  Category :

Magaalada Gaalkacayo gaar ahaan Hotel  Al-jaziira waxaa ka qabsoontay xaflad qado sharaf ah oo si weyn loo agaasimay , xafladaas oo salka ku haysay Meherka lamaanaha is calmaday oo kala ah Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil “Cawl” iyo Faaiza Cabdirsaaq Nuur ‘Cirfe” .

Labada qoys ee ay kasoo jeedaan Mudanaha iyo Marwadiisa  ayaa si waafaqsan diinteena islaamka iyo dhaqanka suuban ee Soomaalida isula ogolaaday in la isugu meheriyo lamaanaha is calmaday ee Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil “Cawl”, waxaana halkaasi si rasmi ah Faaiza Cabdirsaaq Nuur ‘Cirfe” loogu mehriyay Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil “Cawl” .

Munaasabadda meherka waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan golayaasha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Puntland oo ay ka mid ahaayeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi, Wasiiro, Xildibaano, Maamulka Gobolka Mudug iyo kan degmada Gaalkacayo, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dawladda Puntland.

Waxaa sidoo kale munaasabadda farxadda ah ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayey Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad iyo xubno kale oo muhiim ah

IMG_4140IMG_4142IMG_4144IMG_4145IMG_4147IMG_4148IMG_4153IMG_4155IMG_4170IMG_4176IMG_4182IMG_4184IMG_4191IMG_4193IMG_4221IMG_4257IMG_4261IMG_4263IMG_4267IMG_4275IMG_4283IMG_4285IMG_4291IMG_4297IMG_4299IMG_4307IMG_4311IMG_4318IMG_4320IMG_4322IMG_4330IMG_4333IMG_4344IMG_4380IMG_4386IMG_4390IMG_4394IMG_4397IMG_4408IMG_4417IMG_4419IMG_4420IMG_4424IMG_4434IMG_4457IMG_4466IMG_4481IMG_4500IMG_4505IMG_4507IMG_4515IMG_4516IMG_4518IMG_4520IMG_4523IMG_4527IMG_4528IMG_4533IMG_4534IMG_4537IMG_4538IMG_4539IMG_4540IMG_4542IMG_4549IMG_4558IMG_4559IMG_4562IMG_4564IMG_4565IMG_4572IMG_4576IMG_4580IMG_4589IMG_4595IMG_4599IMG_4601IMG_4604IMG_4611IMG_4616IMG_4618IMG_4631IMG_4632IMG_4633IMG_4642IMG_4647IMG_4654IMG_4663IMG_4665IMG_4668IMG_4675IMG_4680IMG_4685IMG_4693IMG_4707IMG_4711IMG_4714IMG_4723IMG_4729IMG_4733IMG_4736IMG_4740

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*